BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
- Duuliyihii isaga oo aan ogeyn Osama bin Laden ka soo qaaday Suudaan geeyayna Afgaanistaan oo BBC-da la hadlaySida uu sheegay Cumar Afzal, markii diyaaradda ay gashay hawada Sacuudiga oo ay la xiriirtay hagayaasha hawada, mas'uuliyiinta Sacuudiga ayaa ku amray inay degto. Shaqaalaha diyaaradda ayaa ku jawaabay: "Maya, waxaan ku soconnaa Khartuum." 2 Saacadood ka hor
- TOOS , Xamaas oo sheegtay in isku daygii Israa’iil ay ku doonaysay inay ku disho wiilka Khalil al-Hayya uu fashilmayXamaas ayaa sheegtay in isku day ay Israa’iil ku doonaysay inay disho Cizzudiin al-Hayya, oo ah wiilka Khalil al-Hayya, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda, uu fashilmay
- Turkiga oo baddelay aragtidiisii Liibiya iyo Jeneraal Khalifa Xaftar oo booqanaya dalkaasJeneraal Khalifa Xaftar, oo sida rasmiga ah Turkigu ugu yeeraan "madaxweyne ku-xigeenka ciidanka iyo taliyaha guud ee Ciidanka Qaranka Liibiya", ayaa Ankara gaaray 24-kii Nofeembar.4 Saacadood ka hor
- Ma jeclaan lahayd inaad ogaato in noloshaadu ay goor hore dhammaan doonto?Waxay sheegtay inay "u mahadcelinayso, isla markaana nasiib badan u tahay dadka nolosheeda ku jira". Hase yeeshee, la kulanka dad cusub ayaa ku adag. 27 Nofembar 2026
- Waa kuwee Soomaalida uu Trump u mahad-celiyay una oggolaaday inay joogi karaan Mareykanka?Xisbiga Jamhuuriga ee Trump ayaa guuldarrooyin waaweyn kala kulmay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee dhacday 3-dii Nofeembar, waxaana bisha Janaayo uu lumin doonaa gacan ku haynta labada aqal ee Congress-ka Mareykanka.27 Nofembar 2026
- Nin muddo dheer xabsi ugu jiray dembi ay sameeyeen rag Soomaali ah iyo sida ay noloshiisa u saameysayCaddayn ka timid sarkaal boolis oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa gacan ka geysatay in lagu xukumo Cali Kololo, taas oo la xiriirtay weerar sannadkii 2011-kii ka dhacay goob dalxiis oo ku taal Lamu, Kenya.27 Nofembar 2026
- Daawashada muuqaallo badan ma dhaawacdaa xusuusta dhallinyarada?Arrintan ayaa ka mid ah sababaha ay dad badan ugu mashquulaan muuqaallada gaagaaban ee baraha bulshada sida TikTok, Instagram, YouTube iyo Facebook.27 Nofembar 2026
- TOOS , Madaxweynaha Ukriane oo muujiyey niyad-jab xooggan oo uu ka qabo MareykankaVolodymyr Zelensky ayaa muujiyay niyad-jab xooggan oo uu ka qabo Mareykanka, isaga oo Donald Trump ku dhaliilay inuu Vladimir Putin ku tilmaamay “saaxiibkay”. Waxa kale oo uu sheegay in dib-u-dhaca ku yimid gaarsiinta gantaallada muhiimka ah ee ka hortaga gantaallada ballistic-ga uu sababayso dhimashada dad reer Ukraine ah.
- Daraasad: Malaayiin haween ah oo ku nool Koonfurta Aasiya ayaan sharcigu ka ilaalin kufsiga guurka dhexdiisaIn ka badan 100 dal ayaa sharci-darro ka dhigay kufsiga guurka dhexdiisa, balse dalal badan oo Koonfurta Aasiya ah weli tallaabadaas ma qaadin.27 Nofembar 2026
- "Aabbo, waan baqayaa!": BBC oo booqatay bartamaha Riyadh, xilli ay sii kordhayaan weerarrada diyaaradaha iyo gantaallada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah caasimadda Sacuudiga"Waxaan ka soo baxay Sanca, aniga oo ka tallaabay jiidda hore ee dagaalka," ayuu yiri Abu Khaliil, oo toban maalmood kaddib markii uu ka soo cararay gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Yemen ee Sanca, hadda sharabaado ama sigsaan ku iibiya waddooyinka magaalada Riyadh ee Sacuudiga.27 Nofembar 2026
- Dowladda Hindiya oo soo saartay awaamiir cusub oo ka dhan ah sheekha caanka ah ee Zakir Naik
- Xabaal qode gacantiisa ku aasay 18,000 oo meyd muddo 3 sano gudahood ahDhibaatadu kuma koobna oo kaliya tirada meydadka la aasayo, maadaama ay sidoo kale jiraan agab la'aan ku saabsan waxyaabaha loo baahan yahay in meydadka lagu xiro ama lagu diyaariyo aaska. 27 Nofembar 2026
Duuliyihii isaga oo aan ogeyn Osama bin Laden ka soo qaaday Suudaan geeyayna Afgaanistaan oo BBC-da la hadlay
Sida uu sheegay Cumar Afzal, markii diyaaradda ay gashay hawada Sacuudiga oo ay la xiriirtay hagayaasha hawada, mas'uuliyiinta Sacuudiga ayaa ku amray inay degto. Shaqaalaha diyaaradda ayaa ku jawaabay: "Maya, waxaan ku soconnaa Khartuum."
TOOS , Xamaas oo sheegtay in isku daygii Israa’iil ay ku doonaysay inay ku disho wiilka Khalil al-Hayya uu fashilmay
Xamaas ayaa sheegtay in isku day ay Israa’iil ku doonaysay inay disho Cizzudiin al-Hayya, oo ah wiilka Khalil al-Hayya, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxda, uu fashilmay
Turkiga oo baddelay aragtidiisii Liibiya iyo Jeneraal Khalifa Xaftar oo booqanaya dalkaas
Jeneraal Khalifa Xaftar, oo sida rasmiga ah Turkigu ugu yeeraan "madaxweyne ku-xigeenka ciidanka iyo taliyaha guud ee Ciidanka Qaranka Liibiya", ayaa Ankara gaaray 24-kii Nofeembar.
Ma jeclaan lahayd inaad ogaato in noloshaadu ay goor hore dhammaan doonto?
Waxay sheegtay inay "u mahadcelinayso, isla markaana nasiib badan u tahay dadka nolosheeda ku jira". Hase yeeshee, la kulanka dad cusub ayaa ku adag.
Waa kuwee Soomaalida uu Trump u mahad-celiyay una oggolaaday inay joogi karaan Mareykanka?
Xisbiga Jamhuuriga ee Trump ayaa guuldarrooyin waaweyn kala kulmay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee dhacday 3-dii Nofeembar, waxaana bisha Janaayo uu lumin doonaa gacan ku haynta labada aqal ee Congress-ka Mareykanka.
Nin muddo dheer xabsi ugu jiray dembi ay sameeyeen rag Soomaali ah iyo sida ay noloshiisa u saameysay
Caddayn ka timid sarkaal boolis oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa gacan ka geysatay in lagu xukumo Cali Kololo, taas oo la xiriirtay weerar sannadkii 2011-kii ka dhacay goob dalxiis oo ku taal Lamu, Kenya.
Daawashada muuqaallo badan ma dhaawacdaa xusuusta dhallinyarada?
Arrintan ayaa ka mid ah sababaha ay dad badan ugu mashquulaan muuqaallada gaagaaban ee baraha bulshada sida TikTok, Instagram, YouTube iyo Facebook.
TOOS , Madaxweynaha Ukriane oo muujiyey niyad-jab xooggan oo uu ka qabo Mareykanka
Volodymyr Zelensky ayaa muujiyay niyad-jab xooggan oo uu ka qabo Mareykanka, isaga oo Donald Trump ku dhaliilay inuu Vladimir Putin ku tilmaamay “saaxiibkay”. Waxa kale oo uu sheegay in dib-u-dhaca ku yimid gaarsiinta gantaallada muhiimka ah ee ka hortaga gantaallada ballistic-ga uu sababayso dhimashada dad reer Ukraine ah.
Daraasad: Malaayiin haween ah oo ku nool Koonfurta Aasiya ayaan sharcigu ka ilaalin kufsiga guurka dhexdiisa
In ka badan 100 dal ayaa sharci-darro ka dhigay kufsiga guurka dhexdiisa, balse dalal badan oo Koonfurta Aasiya ah weli tallaabadaas ma qaadin.
"Aabbo, waan baqayaa!": BBC oo booqatay bartamaha Riyadh, xilli ay sii kordhayaan weerarrada diyaaradaha iyo gantaallada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah caasimadda Sacuudiga
"Waxaan ka soo baxay Sanca, aniga oo ka tallaabay jiidda hore ee dagaalka," ayuu yiri Abu Khaliil, oo toban maalmood kaddib markii uu ka soo cararay gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Yemen ee Sanca, hadda sharabaado ama sigsaan ku iibiya waddooyinka magaalada Riyadh ee Sacuudiga.
Dowladda Hindiya oo soo saartay awaamiir cusub oo ka dhan ah sheekha caanka ah ee Zakir Naik
Xabaal qode gacantiisa ku aasay 18,000 oo meyd muddo 3 sano gudahood ah
Dhibaatadu kuma koobna oo kaliya tirada meydadka la aasayo, maadaama ay sidoo kale jiraan agab la'aan ku saabsan waxyaabaha loo baahan yahay in meydadka lagu xiro ama lagu diyaariyo aaska.
Muuqaalo gaagaaban
- 02:23 Muuqaal, 'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani, Muddada 2,23
- 00:21 Muuqaal, Trump oo markuu Spain Koobka guddoonsiin rabay laga maqlay garoonka oorin iyo qeylo, Muddada 0,21
- 00:23 Muuqaal, Madrid oo weli laga dabaaldagayo kadib guushii Spain ee Koobka Adduunka, Muddada 0,23
- 01:02 Muuqaal, Maxay ciyaartoyda kubadda cagtu u xirtaan waxaan u eg rajabeetada dumarka?, Muddada 1,02
- 01:03 Muuqaal, 'Qofkii qoriga diida inuu dhiibo waa lagu dilayaa' -Tallaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda Galmudug, Muddada 1,03
- 00:53 Muuqaal, Koofiyadda cowboy-ga oo soo jiidatay Erling Haaland iyo taageerayaasha Koobka Adduunka., Muddada 0,53
- 00:50 Muuqaal, Israa'iil ayaa duqeyn ku dishay qabanqaabiyihii daawashada Koobka Adduunka ee Qasa, Muddada 0,50
- 01:22 Muuqaal, Ma ogtahay in kulanka France iyo Morocco ay garsoorayaasha oo dhan yihiin reer Argentina?, Muddada 1,22
- 01:25 Muuqaal, Maxay ahayd macnaha calaamaddii "X" ee macalinka Masar uu sameeyay?, Muddada 1,25
- 00:41 Muuqaal, Wiilashii Khamanei oo kasoo ag muuqday naxashka aabahood iyagoo murugaysan, Muddada 0,41
- 01:22 Muuqaal, Maxaa keenay in Yurub ay xayiraado kusoo rogto baasaboorka Soomaaliga ah?, Muddada 1,22
Dhammaadka Muuqaalo gaagaaban
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
- Abiy Axmed oo farriimo nabad iyo hanjabaad isugu jira u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka26 Nofembar 2026
- Meelaha ugu badan ee ay ka dhacaan tacaddiyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed iyo QM oo baaq adag dirtay26 Nofembar 2026
- Xilli ay ciidammada shisheeye ka baxayaan Soomaaliya, al‑Shabaab ma la wareegi kartaa dalka?26 Nofembar 2026
- Waa kuma Saadaq Joon, wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya?24 Nofembar 2026
- Kumuu ahaa Cali Cabdullaahi Cosoble?23 Nofembar 2026
- Kulan dhexmaray dalalka Masar, Suudaan iyo Eritrea iyo Soomaaliya oo la is waydiyay sababta aaney uga qayb gelin22 Nofembar 2026
- Dil lagu tilmaamay mid "argagax iyo uur ku taallo reebaya sanado badan" oo ka dhacay Beledweyne21 Nofembar 2026
- Dhageyso:Yaa sameeyay heesta gilgishay baraha bulshada Carabta iyo Soomaalida kadib khilaafka Muqdisho iyo Abu Dubai?21 Nofembar 2026
Abiy Axmed oo farriimo nabad iyo hanjabaad isugu jira u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka
Meelaha ugu badan ee ay ka dhacaan tacaddiyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed iyo QM oo baaq adag dirtay
Xilli ay ciidammada shisheeye ka baxayaan Soomaaliya, al‑Shabaab ma la wareegi kartaa dalka?
Waa kuma Saadaq Joon, wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya?
Kumuu ahaa Cali Cabdullaahi Cosoble?
Kulan dhexmaray dalalka Masar, Suudaan iyo Eritrea iyo Soomaaliya oo la is waydiyay sababta aaney uga qayb gelin
Dil lagu tilmaamay mid "argagax iyo uur ku taallo reebaya sanado badan" oo ka dhacay Beledweyne
Dhageyso:Yaa sameeyay heesta gilgishay baraha bulshada Carabta iyo Soomaalida kadib khilaafka Muqdisho iyo Abu Dubai?
Ciyaaraha
- Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo 46 jir ah17 Nofembar 2026
- Maxaa ka dhacay ciyaartii Ghana iyo Soomaaliya ee tartanka Koobka Qaramada Afrika ee 2027?13 Nofembar 2026
- Feryahanad Ramla Cali oo ilmeysay kadib markii ay gaartay guul caalami ah10 Nofembar 2026
- 5 ciyaartoy oo garoonka kubadda cagta ku naf waayay4 Nofembar 2026
- Shan waxyaabood oo Cristiano Ronaldo doonayo inuu gaaro ka hor inta uusan ciyaaraha ka fariisan1 Nofembar 2026
- Kenya oo marti gelinaysa cayaar u dhaxaysa kooxaha caanka ah ee Bayern Munich iyo Ajax29 Oktoobar 2026
- Shilka tareen ee Spain oo sababay in la hakiyo dhamaan ciyaarihii loo balansanaa 28 Oktoobar 2026
- Harry Kane oo soo afjaray 25 sano oo England ay sugaysay abaal marinta Ballon d'Or27 Oktoobar 2026
Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo 46 jir ah
Maxaa ka dhacay ciyaartii Ghana iyo Soomaaliya ee tartanka Koobka Qaramada Afrika ee 2027?
Feryahanad Ramla Cali oo ilmeysay kadib markii ay gaartay guul caalami ah
5 ciyaartoy oo garoonka kubadda cagta ku naf waayay
Shan waxyaabood oo Cristiano Ronaldo doonayo inuu gaaro ka hor inta uusan ciyaaraha ka fariisan
Kenya oo marti gelinaysa cayaar u dhaxaysa kooxaha caanka ah ee Bayern Munich iyo Ajax
Shilka tareen ee Spain oo sababay in la hakiyo dhamaan ciyaarihii loo balansanaa
Harry Kane oo soo afjaray 25 sano oo England ay sugaysay abaal marinta Ballon d'Or
Fan iyo Dhaqan
- Shan dal oo dalxiiska ku habboon: Yaan lagaaga hormarin 202720 Nofembar 2026
- Waa maxay luuqadda Jaceylka, maxayse idinkaga dhigan tahay?17 Nofembar 2026
- Sheekada dheemanka casaanka ah ee markii ugu horreysay muddo ku dhow 100 sano lagu soo bandhigayo Faransiiska17 Oktoobar 2026
- Saynisyahanno shaaca ka qaaday shan hab oo kaa dhigaya qof soo jiidasho badan16 Oktoobar 2026
Shan dal oo dalxiiska ku habboon: Yaan lagaaga hormarin 2027
Waa maxay luuqadda Jaceylka, maxayse idinkaga dhigan tahay?
Sheekada dheemanka casaanka ah ee markii ugu horreysay muddo ku dhow 100 sano lagu soo bandhigayo Faransiiska
Saynisyahanno shaaca ka qaaday shan hab oo kaa dhigaya qof soo jiidasho badan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
- Xusuus-qorka baadarigii geeriyooday oo shaaca ka qaaday in 'wadaadku arkay sheydaanka iyo irdaha cadaabta'25 Nofembar 2026
- Isla marka Aan isha Saaro ayaan garan karaa qofka Jinnigu hayo ama sixirka lagu sameeyay' - Mansur Ismail24 Nofembar 2026
- Feeryahankii Muslimka ahaa ee dhexdhexaadiyey kiisas waaweyn lana kulmay Sadaam Xuseen21 Nofembar 2026
- Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 205020 Nofembar 2026
- Saadaal tilmaamaysa in Islaamku uu dhaafi doono Masiixiyadda sanadka 203519 Nofembar 2026
- Maxaad ka taqaan magaalada qadiimiga ah ee dhulka hoostiisa ku taalla ee qabow marka uu kulaylku jiro, qaboobahana diirran?19 Nofembar 2026
- Maxamed Cusmaan: Sheekhii dariiqada suufiyada ee siyaasadda galay, kuna baaqay midnimada"16 Nofembar 2026
- Waxa ku qornaa warqaddii Muslimiinta Pujban u direen boqorkii ee beddeshay taariikhda 15 Nofembar 2026
Xusuus-qorka baadarigii geeriyooday oo shaaca ka qaaday in 'wadaadku arkay sheydaanka iyo irdaha cadaabta'
Isla marka Aan isha Saaro ayaan garan karaa qofka Jinnigu hayo ama sixirka lagu sameeyay' - Mansur Ismail
Feeryahankii Muslimka ahaa ee dhexdhexaadiyey kiisas waaweyn lana kulmay Sadaam Xuseen
Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 2050
Saadaal tilmaamaysa in Islaamku uu dhaafi doono Masiixiyadda sanadka 2035
Maxaad ka taqaan magaalada qadiimiga ah ee dhulka hoostiisa ku taalla ee qabow marka uu kulaylku jiro, qaboobahana diirran?
Maxamed Cusmaan: Sheekhii dariiqada suufiyada ee siyaasadda galay, kuna baaqay midnimada"
Waxa ku qornaa warqaddii Muslimiinta Pujban u direen boqorkii ee beddeshay taariikhda
Xul
- Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanayaKhilaafka diblumaasiyadeed ee labada dhinac ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya oo welib gaaraya heer la isku adeegsado hadallo adag.18 Nofembar 2026
- Maxaad ka taqaan dahablaha caanka ahaa ee geeriyooday ee la sawiran qalanjada SoomaaliyeedWuxuu ahaa Guddoomiyaha shirkadda qoyskiisa tan iyo 1984kii, dahabkooduna wuxuu qurxiyay xiddigaha Hollywood iyo boqortooyada Ingiriiska oo ay ku jirto Diana, Amiiradda Wales.23 Nofembar 2026
- Madaxweyne Xasan oo si kulul u weerarray Dawladda Imaaraadka Carabta, kuna eedeeyay inay kaalin ku lahayd aqoonsiga Isra'iil ee Somaliland.Madaxweynaha ayaa dul istaagay shan qodob oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin faragalinta Imaaraadka ee arimaha gudaha ee Soomaaliya,17 Nofembar 2026
- Maxay yihiin shuruudaha ay Eritrea ku xirtay wadahadal ay la gasho ItoobiyaMowqifka dowladda Eritrea ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan walaacyada laga qabo in labada dal ay dagaal geli karaan, iyadoo ay jiraan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu heshiisiiyo.11 Nofembar 2026
- Siyaasiyiinta da'da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta SoomaalidaWaxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka.5 Nofembar 2026
- Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeenUganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
- Wax ka ogow doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka ee berri dhici doonaDoorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".2 Nofembar 2026
- Dowladda Israa'iil: Netanyahu ayaa isku dayaya inuu mideysnaanta garabkiisa siyaasadeed ilaaliyo, halka Eisenkot uu doonayo inuu ballaariyo xulafadiisa siyaasadeedWada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.2 Nofembar 2026
- Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe. 1 Nofembar 2026
- Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee MossadIn ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas. 31 Oktoobar 2026
- Tirada iyo noocyada dayaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka heshay RuushkaItoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.29 Oktoobar 2026
- Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ahDowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanaya
Khilaafka diblumaasiyadeed ee labada dhinac ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya oo welib gaaraya heer la isku adeegsado hadallo adag.
Maxaad ka taqaan dahablaha caanka ahaa ee geeriyooday ee la sawiran qalanjada Soomaaliyeed
Wuxuu ahaa Guddoomiyaha shirkadda qoyskiisa tan iyo 1984kii, dahabkooduna wuxuu qurxiyay xiddigaha Hollywood iyo boqortooyada Ingiriiska oo ay ku jirto Diana, Amiiradda Wales.
Madaxweyne Xasan oo si kulul u weerarray Dawladda Imaaraadka Carabta, kuna eedeeyay inay kaalin ku lahayd aqoonsiga Isra'iil ee Somaliland.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay shan qodob oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin faragalinta Imaaraadka ee arimaha gudaha ee Soomaaliya,
Maxay yihiin shuruudaha ay Eritrea ku xirtay wadahadal ay la gasho Itoobiya
Mowqifka dowladda Eritrea ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan walaacyada laga qabo in labada dal ay dagaal geli karaan, iyadoo ay jiraan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu heshiisiiyo.
Siyaasiyiinta da'da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta Soomaalida
Waxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka.
Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
Wax ka ogow doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka ee berri dhici doona
Doorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".
Dowladda Israa'iil: Netanyahu ayaa isku dayaya inuu mideysnaanta garabkiisa siyaasadeed ilaaliyo, halka Eisenkot uu doonayo inuu ballaariyo xulafadiisa siyaasadeed
Wada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.
Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Tirada iyo noocyada dayaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka heshay Ruushka
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.
Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ah
Dowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Xiga Idaacadda Subaxnimo 30 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 27 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo 27 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 26 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Seynis iyo Caafimaad
- Ka hortagga HIV: War wanaagsan iyo rejo loo hayo malaayiin qof26 Nofembar 2026
- Maxaa keeni kara timo-daadashada haweenka?26 Nofembar 2026
- Hawlo aan dhammaan oo maskaxdaada daaliyay? Shan tallaabo oo fudud ayaa dhibaatadaas kaga bixi kartaa25 Nofembar 2026
- Gabar kareemada la isku caddeeyo ka qaadday cudur halis ah oo ku dhaca kelyaha25 Nofembar 2026
Ka hortagga HIV: War wanaagsan iyo rejo loo hayo malaayiin qof
Maxaa keeni kara timo-daadashada haweenka?
Hawlo aan dhammaan oo maskaxdaada daaliyay? Shan tallaabo oo fudud ayaa dhibaatadaas kaga bixi kartaa
Gabar kareemada la isku caddeeyo ka qaadday cudur halis ah oo ku dhaca kelyaha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
- Maxay yihiin muraayadaha Meta, ee lagu duubi karo muuqaallo qarsoodi ah?23 Nofembar 2026
- "Wax kasta oo aan bartay qiimo ma lahan": Waa saameynta ay AI-du ku yeelatay xirfadeena16 Nofembar 2026
- Bidaarta nooc ka mid ah oo cilmi-baarayaal Shiinays ah u heleen "daaweyn wax ku ool ah"13 Nofembar 2026
- Shirkadda TikTok oo beegsatay dalal Soomaaliya ku jirto iyo faahfaahin ay ka bixisay arrintaas10 Nofembar 2026
Maxay yihiin muraayadaha Meta, ee lagu duubi karo muuqaallo qarsoodi ah?
"Wax kasta oo aan bartay qiimo ma lahan": Waa saameynta ay AI-du ku yeelatay xirfadeena
Bidaarta nooc ka mid ah oo cilmi-baarayaal Shiinays ah u heleen "daaweyn wax ku ool ah"
Shirkadda TikTok oo beegsatay dalal Soomaaliya ku jirto iyo faahfaahin ay ka bixisay arrintaas
Nagala soco Baraha Bulshada
- TikTok
- YouTube
- X
Ugu Aqris Badan
- 1TOOS Xamaas oo sheegtay in isku daygii Israa’iil ay ku doonaysay inay ku disho wiilka Khalil al-Hayya uu fashilmay
- 2Duuliyihii isaga oo aan ogeyn Osama bin Laden ka soo qaaday Suudaan geeyayna Afgaanistaan oo BBC-da la hadlay
- 3Waa kuwee Soomaalida uu Trump u mahad-celiyay una oggolaaday inay joogi karaan Mareykanka?
- 4Turkiga oo baddelay aragtidiisii Liibiya iyo Jeneraal Khalifa Xaftar oo booqanaya dalkaas
- 5TOOS Madaxweynaha Ukriane oo muujiyey niyad-jab xooggan oo uu ka qabo Mareykanka